Adeega Bulshada : Real Dental clinic Waa Xarun kaa Baahi tiri Doonta Dhamaan Adeegyda Cafimad ilkaha



Waxay Xaruntani ku taala Agagaarka Ambassador hotel EE hargysa.

14 Replies

  1. Maxamed Jigaar Reply

    Dun carbeed 😍😍😍😍😍😍😍

  2. Asha Nuur Reply

    aar way i cas casyihiineh may maydhayzaaa Tolow πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜„@xassan xanduLe duN carBeeeD Hore U soCo ❀❀❀

  3. dun carbeed waxad tahay saxafi madax banaan iska dhaaf xayaysiisyada oo noosoo gudbi barnamijyadii qaaliga ahaa ee lagaaga barty taas weeye sobobta subscribe ka kuu saaray

  4. Gigis Sonani Reply

    Subchiebad like coment wax kalle kuma siin isku reer ma nihin kumana aqaano kaliye dhiiri galin ayaan kugu sameeyay
    Frem jermany

  5. idil mahamed Reply

    Yaan laa moogan πŸ‘πŸ‘ mida kale Horta waa iga su aale maxay tahay plz like mantaba hadan like idin saro maxa idin soo kordhaya πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ yaab com

  6. hanad al.cadaala Reply

    Wixii dun carbeed taageero only rer puntland ah like isaar wll πŸ˜‚

  7. suhayb saqadhi saqiir Reply

    kusoo dhawada machad imaamu albaani

    maanta waxan iidin hayna barnaamij cusub kaas oo ah usheeg asxabtada eheladad macahad imaamu albaani inuu online waxa uga baran karo

    kadib free ayaad ku dhigan kartaa machad imaamu albaani

    kaliyata waxa lagag bahanyey inaad keento 5 arday oo cusub kuna soo biira machad imaamu albaani

    markaa ardeyga ladiiwan galinayo ayuu sheegi doona cidi uu kasocdo

    kadib waxa lugu lis gareen doona ardeyda aad kentay malinka ay gaadhan 5 ardey waa lugu lasoo xidhiidhi doona

    wixii faah fahina lasoo xidhiidh whatsapp imo :+252 63 3135191

  8. malapo ahmed Reply

    Alla wllhi waa xaafadahayagii hayaay waar bal like isaara

  9. Faahim Barafle Reply

    ""adiga hada adiga akhrinaya qoralkan wxn kurajaynaya Cafimaad badni cimri dheeri iyo Akhiro janada gashid fadlan subscribe ii saar waa walaalkiin soomaaliyeed

Reply